Mu’assada Al-andalus ee garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca Dhulka Bilaadul Magribul ayaa baahisay Kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Magribil Islaam Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud Allaah ha dhowra.
Kalimaddan oo la dhageysan karo muddo Nus Saac Ku dhaw waxa uu kaga hadlay Halganka Jihaadka ee ka socda dhulka Bilaadul Magribil Islaam.
Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud ayaa sidoo kale Kalimaddan kaga hadlay Xaaladda cakiran ee soo wajahday dowladda Saliibiyadda Faransiiska iyo dibad baxyada ka socda dalka Faransiiska oo looga soo horjeeda dowladda Faransiiska.
Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud ayaa xaqiijiyay inuu been abuur yahay war kasoo baxay dowladda Saliibiyadda Faransiiska kaasi oo ahaa in Faransiiska ay dileen Sheekh Muxamed Kaafuu oo ka mid ah Hogaamiyaasha Mujaahidiinta Jamaacadda Nusratul Islaam Wal Muslimiin oo ka jihaada Dalka Maali iyo dalalka dariska lah waana Jamaaco taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca Magribil Islaam.
Halkan Ka Dhageyso Warbixin Ka Hadleysa Kalimadda Amiirka.
Halkan Ka Daawo Kalimadda Amiirka.
Halkan Ka Degso Kalimadda Amiirka.
Halkan Kala Bax Kalimadda Amiirka.
Calamada.com
2,863 total views, 2 views today
Caadi ma han