Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Saf Ballaaran Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Saf Ballaaran Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Marka.

calamada January 10, 2019 1 min read
71

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gaar ahaan guutooyinka ka howlgala gobolka Shabeellaha hoose ayaa xalay qaaday weeraro saf ballaaran ah, kuwaas oo lagu beegsaday fariismiyaasha magaalada Marko ay ku leeyihiin ciidamada dowladda federaalka.

Dagaalka oo dhacay xalay, waxaa la soo sheegayaa in la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana si weyn looga maqlayay xaafadaha magaalada iyo deegaannada kaabiga ku haya jugta iyo rasaasta ay is dhaafsanayeen labada dhinac.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa gudaha u galay qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Marko, waxaana la arkayay iyagoo takbiirsanaya islamrkaana aad u hubeysan.

Dagaalka oo in muda ha socday ayaa markii uu soo idlaaday waxay ciidamada Mujaahidiinta kusoo laabteen goobihii ay ka duulaan tageen, iyadoana ciidmada dowladda ay ridayeen rasaas teel teel ah cabsi ay ka qabaan in markale lasoo weeraro.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la xaqiijiyay in la gaarsiiyay ciidamada dowladda, walow tirada rasmiga ah aysan inoo suuragelin inaan helno.

Saraakiisha maamulka magaalada Marko oo aan la xiriirnay waxay xaqiijiyeen in dagaal culus lagu soo qaaday, balse waxay ka gaabsadeen iney sheegaan khasaaraha gaaray.

 1,000 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Boqollaal Askari oo katirsan ciidamada Maali oo megen geliyo siyaasadeed weydiistay Canada.
Next: Gavin Williamson “Britain iyo Mareykanka ayaa Mukhtaar Rooboow Kasoo Badbaadiyay Khatartii Uga Imaanaysay Al Shabaab” Warbixin.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.