Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Ka Kala Dhacay Gudaha Iyo Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Ka Kala Dhacay Gudaha Iyo Duleedka Muqdisho.

calamada December 19, 2018 1 min read
66

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro xoogan ku qaaday fariisimo maleeshiyaadka Kooxda Ridada ay ka kala sameysteen gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.

Weerarka Kowaad waxa uu ka dhacay Saldhiga Booliska ee degmada Yaaqshiiq ee magaalada Muqdisho waxaana halkaasi ka dhacay dagaal ay Mujaahidiinta la galeen maleeshiyaadkii ku sugnaa halkaasi.

Saraakiisha Ciidamada Mujaahidiinta ayaa u sheegay Idaacadda Islaamiga Andalus in khasaaro isugu jira dhimasho iyo uu soo gaaray maleeshiyaadkii ku sugnaa goobta .

Sidoo kale Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar xoogan ku qaaday Saldhig maleeshiyaadka Murtadiinta ay ka sameysteen deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho,waxaa jirta khasaara Naf iyo Maal ah oo maleeshiyaatka Murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Weeraradani ayaa imaanaya xili Saacadihii la soo dhaafay Mujaahidiinta weerar Qarax ah ay ku qaadeen goob ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Murtadiinta oo ku taalla xaafada suuqa xoolaha ee degmada Hilwaa ee magaa;lada Muqdisho kaasi oo lagu dhaawacay Taliyihii maleeshiyaatka Ridada ee Aaga Biyo degga Xaafada Suuqa Xoolaha Murtadkaas oo lagu magacaabi Cabdi Kariim.

Xigasho Radio Andalus.

Calamada.com

 387 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Goob Fagaara Ah Lagu Toogtay.
Next: Dagaal Culus Oo Ka Socda Duleedka Degmada Afgooye.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.