Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro Saf ballaaran ah ku qaaday saldhigyo iyo fariisimaha Cadowga Allaah ay ka sameysteen qeybo ka mid ah Wilaayada Shabeelada Hoose.
Weerarka Kowaad ayaa lagu qaadey xero ciidmada kufaarta afrikaanta ay ka sameysteen deegaanka Arbacow ee degmada Lafoole waxaana hlkaasi ka dhacay dagaal xoogan.
Sarkaal ka tirsan ciidanka mujaahidiinta ayaa Andalus u xaqjiiyey in mujaahidiintu weerar ku qaaden ciidmada kufaarta Yugaandha ee ku sugan deegaankaasi islamarka uu jiro qasaare Cadowga la gaasriiyey.
Sido kale ciidanka Mujahaidiinta ayaa weerarey fariisin maleeshiyaad murtadiinta ka tirsan ay ku qaadeen degmada Lafoole ee wilaayada shabeelaha hoose.
Ciidanka Mujaahidiinta ayaa ku taqadumey difaacayada Murtadiintu waxana halkaasi cadowga lagu gaarsiiyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac .
486 total views, 2 views today