Dhageyso Axkaamul Jihaad Wa-Fadaa”Iluhu Darsiga 23-Aad.

Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan bilowday duruus ay ugu tala gashay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Duruusta idaacadda Islaamiga Andalus ay baahintooda bilowday bishan barakeysan ee Ramadaan waxaa ka mid ah Kitaabka Al-axkaamul Jihaad Wa Fadaa’ilih waxaa kitaabkan alifay Suldaanka Culimada Sheekh Ciz ibnu Cabdi Salaam Allaah ha u naxariisto.

Kitaabkan waxaa luqadda Soomaaliga ku aqriyay Sheekh Cazaam Abuu Yaxye Allaah ha dhowra.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 23-aad.

Calamada.com

Leave A Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.