Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso: Beelaha Magaalada Bu’aale Oo Ka Jawaabay Duullaanka Axmed Madoobe Iclaamiyay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso: Beelaha Magaalada Bu’aale Oo Ka Jawaabay Duullaanka Axmed Madoobe Iclaamiyay.

calamada January 6, 2019 1 min read
135
Qaar kamid ah qabaa’ilka reer Bu’aale ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalmahan kasoo baxayay hoggaamiyaha maamulka Jubbaland, Axmad Madiibe hadalkaas oo ahaa in uu qabsanayo magaalada Bu’aale oo caasimad u ah gobolka Jubbada Dhexe.Qabaa’ilka Bu’aale oo ka reystay isdilkii, isu amar ku taaglayntii, qabyaaladdii iyo muqaadaraadkii kuna tallaabsaday horumar iyo ammaan ayaa warka Axmad Madoobe u arkay mid cadawtooyo, waxayna sheegeen in ay gacan adag kala hor tagi doonaan kuna dhigi doonaan dhib uusan kasoo waaqsan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay  Bu’aale kula kulmay Qabaa’ilka Bartire iyo Cawlyahan waxaana la isku afgartay in si wada jir ah looga hor tago malleyshiyada Axmad Madoobe. Waxaa jira qabaa’il kale oo iyagana kulamo qorsheynaya. Sidoo kale beesha Ajuuraan oo kamid ah beelaha dega Bu’aale ayaa waxay jaaliyaddeeda Kenya qaadatay kulan ay uga soo hor jeedo hadalka Axmad Madoobe.

Arrimahan oo dhan waxaad uga bogan kartaan oo aad ka dhageysan kartaan Linkiga hoose. Innagoo codadkan iyo horudhaca wariyahaba kasoo xiganaya Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan.

Halkan ka degso ama hoos ka dhageyso

 793 total views,  8 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowladda Faransiiska Oo Dib Uga Soo Cusboonaaday Dalkaas.
Next: Qaraxyo Gaadiid Looga Gubay Shisheeyaha Iyo Kuwa Dowladda Oo Duleedka Muqdisho Ka Dhacay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.