Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Booqashada Andalus Iyo Degmada Galcad, Jabkii Amxaarada Kadib.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Dhageyso Booqashada Andalus Iyo Degmada Galcad, Jabkii Amxaarada Kadib.

calamada February 17, 2017 1 min read
83

booqashadaBarnaamijka Booqashada Andalus waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda Al-andalus maalin kasta oo jicme ah.

Todobaadka Barnaamijkan waxa lagu soo qaatay Booqasho Wariyayaasha Idaacadda Al-andalus ay ku tageen degmada Galcad oo ah magaaladii uu kasoo jeeday Xasan Garguurte isla markaana uu ugu wacay Axmaaro nijaas ah inay qabsadaan magaaladaasi, hase yeeshee Reer Galcad iyo Axmaaro maxaa kala qabsaday.

Dhammaan hadda Reer Galcad waxay nacdalayaan Axmaar iyo Garguurtihii Baxarka galiyay ee Axmaarada raaca dhahay, Sababtoo ah markii Axmaarku yimid ee inta badan dadkii deegaanka uu maleeshiyo ka dhigay, waxa deegaankii soo weeraray Mujaahidiinta oo dagaallo kulul kadib Axmaaradii ku qasbay inay isaga guraan iyagoo dadkii deegaanka waxba u sheegin,  reer Galcad maalinkaasi waxay u ahayd maalin murugo badan oo aysan marnaba illaawayn, waxay isku dayeen inay iyagoo maxastii wata ay Axmaarka daba cararaan hase yeeshee way gaari waayeen, kadib mujaahidiinta ayaa gacanta ku dhigay iyaga iyo maxastii oo Axmaarada sii daba cararaya waana la iska cafiyay oo deegaankoodii ayay dib ugu soo laabteen.

Mujaahidiintu waxay dowro sharciga islaamka lagu baranayo u fureen in ka badan boqol  nin oo ah maleeshiyaadkii Axmaarada kasoo haray ee isa soo dhiibay. wariyayaasha Andalusna waxay booqashada ku aadeen Xafladii lagu soo xirayay dowradii loo furay maleeshiyaadkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

 

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Dowlada Federaalka Oo Dad Shacab Ah Ku Rasaaseeyay Muqdisho.
Next: Daawo Siyaasiyiinta Somaliland Oo Ku Hanjabay Iney Barbare Ku Wareejinayaan Itoobiya.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.