Iyadoo maanta ay tahay maalinta 29-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.
Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay baahisa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.
Xalqada 29-aad Waxa Uu Sheekha Kaga Hadlay Mowduuca Ah Sida Uu Usoo Qaleynayo Qofkii Lagu Yeesha Soon Waajib Ah.
Halkan Ka Dhageyso Darsigii 29aad.
Calamada.com