Iyadoo maanta ay tahay maalinta Sagaalaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.
Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay baahisa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.
Xalqada Sagaalaad Waxa Uu Sheekha Kaga Hadlay Dhacdooyinkii Dhacay Bisha Ramadaan Qeybta 2-aad.
Halkan Ka Dhageyso Darsigii Sagaalaad.
Calamada.com.