Kitaabka Xisnul Muslim oo macnihiisu yahay Difaaca ama dhufayska qofka Muslimka ah waa kitaab aad u qiimo badan, waxanad ka helaysaa ducooyin iyo adkaar fadli badan oo haddii Allaah ku waafajiyo aad ku helayso ajar aad u wayn iyo dambi dhaaf, waxana kitaabka Afsoomaali noogu fasiraya Sheekh Maxamed Jamaal.