Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa gabi ahaan Barnaamijka Caalamulyowm kusoo qaadatay oo ku baahisay Falaqeyn Ballaaran oo ku aadan Filimka ay soo saartay Mu’assasada Al-kataa’ib kaasi oo ah Juzkii Labaad, Qeybtii 3aad ee silsilada la yiraahdo(فقاتلوا أئمة الكفر).
Sidoo kale Idaacadda ayaa Barnaamijkan Falaqeynta ah kusoo gudbisay Aragtiada iyo Fikradaha Bulshada ku dhaqan dalka iyo dibadda ay ka dhiibteen kadib markii ay Daawadeen Filimkaasi.
Halkan Ka Dhageyso Falanqeynta Filimka.
Calamada.com