Goob fagaara ah oo ka tirsan wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Goobta fagaaraha waxaa soo xaadiray boqolaal ruux oo shacab ah’iyadoona qaadiga maxkamada fagaaraha uu kaga dhaawacay xukunka.
Xadkan ayaa ahaa xaddu Zinaa waxaa lagu fuliyay nin Muslim ah oo kufsi xoog ah kula dhaqaaqay gabar Muslimad ah’iyadoona ninka xadka lagu fuliyay waligii uusan guursan.
Calamada.com