Dhageyso Qisasul Quraan Iyo Qisadii Afarta Haween Ee Quraanka Lagu Sheegay.

Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay Duruus Muhiim ah oo ka hadlaya Qisaska ama Qisooyinka kusoo arooray ama lagu xusay Quraanka Kariimka.

Duruustaan waxaa aqriyay Al-Sheikh Al-Mujaahid Abuu Cabdi Raxman Mahad Warsame Allaah ha dhowra, waana Duruus Muhiimad gaar ah xambaarsan.

Webseydka Calamada waxa uu idiin ballan qaadayaa In Maalin Walbo idiin soo gudbindoona Darsi ka mid ah Duruustas, Waxa uuna hadda idiin soo gudbinayaa Qisadii Afarta Haween Ee Quraanka Lagu Sheegay.

Halkan Ka Dhageyso Qisadii Afarta Haween Ee Quraanka Lagu Sheegay.

Calamada.com

Leave A Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.