Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa gabi ahaan warka duhur ee maanta waxey ku baahisay sida looga ciidayo Salaada Ciidul Adxaana looga dukaday wilaayaatka dalka Somali.
Wariyaasha Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa goobo fagaarayaal ah oo ku yaala wilaaayaatka dalka Somali dadka Shacabka Muslimka ah kula dukaday Salaada Ciidul Adxaa’iyagoona warbixno gaar ah kasoo diyaariyay sida maalinta Kowaad looga ciidayo Wilaayaatka Dalka Somali.
Halkan Ka Dhageyso Sida Looga Ciiday Wilaayaatka Islaamiga.
Calamada.com