Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso: Waa Kuma Katiibada Fulisay Weerarkii Kulbiyoow, Waana Imisa Qasaaraha Dhimasho?
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso: Waa Kuma Katiibada Fulisay Weerarkii Kulbiyoow, Waana Imisa Qasaaraha Dhimasho?

calamada January 27, 2017 1 min read
101

dagaal culus Mujaahidiinta Alshabaab 564fXarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shaacisay in Katiibada Ashahiid Saalix Nabhaan ay fulisay weerarkii xooganaa ee aroornimadii hore ee saaka lagu qaaday xerada ciidamada saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Kulbiyow, Iyagoona sheegay in qasaaraha dhimashada uu gaaray ilaa 65 askari.

Katiibada Saalix Nabhaan, waa isla katiibadii fulisay weerarkii halyeeynimo ee sanadkii la soo dhaafay bishan oo kale lagu qaaday saldhiggii ciidamada Kenya ee Ceel-cadde kaas oo lagu dilay ku dhawaad 200 oo askari.

Warka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in khasaaraha cadowga ku gaaray weerarka uu kor u dhaafayo ilaa 65 askari oo dhimasho ah iyo dhaawaca kuwo kale.

Waxaa jira qaniimo fara badan oo mujaahidiinta ay ka heleen saldhigii ay la wareegeen.

Dhowr iyo toban ka mid ah gaadiidka dagaal ayey mujaahidiintu ku ganiimeysteen dagaalka, iyadoona intaas ay sii dheer tahay keydad hub ah oo cadowga u yeelay goobta.

Waa weerarkii labaad oo ay fuliso Katiibada Saalix Nabhaan oo ay ku guuleystaan inay ku xasuuqaan boqolaal ciidamo Kenyan ah oo ku soo duulay dalka Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhageyso

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Inka Badan 50 Askari Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Dagaalka Kulbiyow.
Next: Dhageyso Sheykh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerarkii Kulbiyoow Ee Lagu Laayey Ciidamada Kenya.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.