Afartii maalin ee lasoo dhaafay tartan qur’aan akhris ah ayaa kasocday degmada Jilib ee wilaayada Jubooyinka iyadoo tartankaasi looqabtay Bulshada muslimiinta ah ee kudhaqan wilayadasi.
Tartanka waa uu ka duwana tartamadii hore ee kadhici jiray wilaayadasi, waxana loo qabtay dadka waa weyn ee xaafidul qur’aanka ah.
Munaasabadi tartanka lagu soo xirayay oo maanta kadhacday Jilib waxa kaso qeyb galay odoyaasha dhaqanka masuuliyinta wilaayada iyo qeybaha bulshada musliminta ah.
Halka Hoose ka dhageyso Codka Waaliga Jubooyinka Sh.C.raxman Xudeyfa oo tartanka kawaribixyay.
Halkan Ka Dhageyso Codka Waaliga Jubooyinka.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com