Waxaa sii kordhaya khasaaraha Gaalada Caddaanka iyo kuwa Madowga kasoo gaaray weerarka culus ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen dhismo weyn oo ku yaala magaalada Nayroobi ee caasimadda Dalka Kenya.
Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Yahuudda ayaa ciidamo gurmad u soo diray dalka Kenya si ay u soo bad-baadiyaan qaar ka mid ah muwaadiniintooda ku xanibay dhismaha la weeraray.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in weerarkaasi lagu dilay inka badan Konton Gaala ah kuwaasi oo ay ku jiraan 17-ruux gaala caddaan ah oo lagu wada dilay hal goob oo dhismaha la weeraray ka tirsan.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta.
Calamada.com
1,337 total views, 2 views today