Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Wareysi Gaar Ah Oo Ay Al-furqaan La Yeelatay Sh/Yuusuf Kaba-Ku-Dukade(Qeybta 1-aad).
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Wareysi Gaar Ah Oo Ay Al-furqaan La Yeelatay Sh/Yuusuf Kaba-Ku-Dukade(Qeybta 1-aad).

calamada January 27, 2019 2 min read
66

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise (Kaba ku dukade) oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid tahay xaaladda gobolka iyo dhacdooyinkii Nairobi, Baarsanguuni iyo weerarkii lagu gumaaday ciidamada Itoobiya ee 20-kii bishan ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba.

Sheekha ayaa ugu horreyn bogaadiyay sadaxdaasi dhacdo isagoo sidoo kale is dul taag ku sameeyay kuna falanqeeyay aragti islaami ah, wuxuuna ku tilmaamay qeyb ka ah jawaabaha ay Mujaahidiintu ka bixinayaan duullaanada gardarrada ah ee ay shisheeyuhu kusoo qaadeen wadanka Soomaaliya.

Intaasi kadib, waxa uu ka war bixiyay xaaladda guud ee wilaayada iyo natiijada ka dhalatay shirkii dib u heshiisiineed ee ay bil ka hor dhex dhigeen qabaa’il walaalo ah oo ay colaadi soo kala dhex gashay.

Wuxuu sheegay in miro fiican uu kasoo baxay dib u heshiisiintaas sidoo kalana ay dhaqan galeen dhammaan qodobadii kasoo baxay shirka. Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu tilmaamay in ciidamada shisheeye ay wadaan isku dirka qabaa’il hor leh oo wada dega xadka Hiiraan iyo Sh/dhexe, arrintaasoo ay uga golleeyihiin sidoo ay isugu mashquulin lahaayeen bulshada kadibna danahooda u ga fushan lahaayeen.

Maamulka islaamiga ah ee Sh/dhexe waxaa waayihii dambe aad ugu soo badanayay askarta kasoo goosanaysa Dowladda ama Hirshabbe ee isku dhiibeysay wilaayada, waxaana aan Sheekh Yuusuf weydiinay waxa u sababta ah arrintan, wuxuuna xusay in sadax arrimood ay u sabab yihiin sida:- habka wanaagsan ee ay ula dhaqmaan marka ay yimaadaan iyo Odayaasha dhaqanka oo kaalin weyn ku leh wacyi galintooda iyo la xiriiriddooda si looga soo saaro safka shisheeyaha.

“Qofku markuu gafo Alle ayuu u gefay, marka uu towbad keenaayana Alle ayuu u towbad keenayaa cid ka diidi kartana lama arko, Diintaasna dhaqan lamid ah caalamka kama jiro. Mareykankan Sheydaanka ah oo leh annagu Dimuqraadiyo iyo wax fiicanaan ku dhaqannaa nin baa ka baxsaday oo jooga Ruushka ninkaasu hadduu yiraahdo wixii hore waan kasoo laabtay ma waxaan u maleeneysaa in Mareykanka uu usoo dhaweynayo sida aan nimankan usoo dhaweeneyno” ayuu yiri Sheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade oo faahfaahin ka bixinayay waxa keenay isi soo dhiibista joogtada ah ee ciidamada Dowladda.

Haddaba wareysiga lala yeeshay Sheekha ayaa waxa uu ka kooban yahay sadax qeybood, waxaana qeybaha soo socda uu kaga hadli doonaa arrimo kale oo muhim ah, waana idiin soo gudbin doonnaa insha’allah.

Halkan ka dhagayso Qeybta koowaad Waraysiga Waaliga Shabeellaha-dhexe Sheekh Yuusuf Kabakutukade.

 562 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro: Al Shabaab Oo Gaari Gaashaman Ka Qabsatay Ciidamada Dowladda Federaalka.
Next: Weeraro Lagu Dilay Askar Badan Oo Jabuutiyaan Ah.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.