Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah raggii fuliyay weerarka taariikhda galay ee lagu qaaday hoteel Ambasaddor ee magaalada Muqdisho.
Bishaar Cumar Aadan oo ku magacdheeraa Abuu Layth waa mid ka mid ah walaalihii fuliyay weerarka hoteel Ambasaddor ee khasaaraha culus lagu gaarsiiyay Kufaarta iyo Murtadiinta.
Walaalkan ayaa wareysigiisa si aad ah kula dardaarmay Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta iney sii xoojiyaan dagaalka jihaadka ee lagu difaacayo ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Sidoo kale walaalkan waxa uu fariin adag u diray Kufaarta iyo Murtadiinta isagoona carabka ku adkeeyay in cadowga Allaah marna aysan hurdi doonin islamarkaana ay la kulmidoonaan weerara joogta ah oo dhanka Mujaahidiinta uga imaanaya.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa sidoo kale ballan qaaday iney soo gudbin doonta wareysiga ragga kale ee walaalkan ku wehlinayay weerarka hoteel Ambasaddor.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Bishaar Abuu Layth.
Calamada.com