Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Wareysiga Idiris Muxamed Oo Ka Mid Ahaa Ragii Fuliyay Weerarkii Hoteel Peace.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Wareysiga Idiris Muxamed Oo Ka Mid Ahaa Ragii Fuliyay Weerarkii Hoteel Peace.

calamada January 5, 2017 1 min read
91

Istish haadiIdiris Maxamed Nuur oo sidoo kale loo yaqaano Khaalid wuxuu mid ka mid ah labadii Mujaahidl ee fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Peace ee magaalada Muqdisho, Wuxuuna Allaah ku sharfay in uu dhiigiisa ku qor guulweyn oo ay muslimiintu ka soo hoyeen loolanada adag ee xaqqa iyo baadhilka ku dhexmaraya mandiqadda Geeska Africa.

Khaalid wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo caan ku ahaa dhowrsanaan iyo af-gaabni. Wuxuu ku jiray da’da Labaatameeyada, wuxuuna ka tirsanaa Jayshka Xarakada Al Shabaab.

Wuxuu ka soo shaqeeyey Wilaayaat badan oo ay ku jiraan Hiiraan iyo Baay iyo Bakool.

Geesigeena wuxuu ka dhashay beesha Hadamo, Wuxuuna ka soo jeedaa Deegaanka Rabdhuur oo ah magaalada Ansaarta iyo Manbaca Istish-haadiyiintaWuxuu Allaah ku sharfay in isagoo da’yar uu ku soo biiro Jihaadka, kana garab dagaalamo Aabihiisa oo mujaahid ahaa.

Waxaa jihaadka iyo jaceylka istish-haadka kusoo barbaariyey Aabihiisa oo ay hal Jabhad ka wada tirsanaayeen.

Aabihiisa markii uu shahiidayna wuxuu Khaalid halkiisa ka sii watay jihaadka wadada Alle iyo raadinta Ash-Shahaadatu Fii Sabiilillaah ilaa ugu dambeyntii uu kolonyada Istish-haadiyiinta kasoo haleelay.

Inkastoo uu Wiil dhalinyaro xishood badan oo af-gaaban, hadana Khaalid Wuxuu Idaacadda Islaamiga Siiyey Wareysi uu ku gudbinayo fariimo dhowr ah oo uu kula hadlayo walaaladiisa, Eheladiisa iyo guud ahaan Muslimiinta.

Halkan ka degso Wareysiga idiris Max’med Nuur MP3

Source: Idaacadda Andalus

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Shisheeyaha Lagula Beegsaday Duleedka Degmada Buulomareer.
Next: Dhageyso Wilaayada Jubbooyinka Iyo Beesha Cowramale Oo Kulmay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.