Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay weerar dhabba gal ah oo loogu dhigay wadada isku xirta magaalooyinka Buur hakabo iyo Baydhabo oo ka wada tirsan gobalka Baay.
Kamiinkan ayaa Xabashida Itoobiya looga dilay ugu yaraan 57 askari waxaana laga gubay Todobo gaari oo isugu jira noocyada kala duwan ee gaadiidka ciidanka Itoobiya.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Weerarka.
Calamada.com
4,323 total views, 2 views today