2 thoughts on “Dhageyso:Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Heshiis Taariikhi Ah Kala Dhex Dhigay Beelaha Biyamaal Iyo Habargidir.

  1. MARKA HORE WAXA MAHAD USUGAN ALLAH KADIB WAXAA AMAMAAN MUDAN MUJAAHIDIINTA MEL WALIBO AY JOOGAAN MIDA KALE WAA KU FARAXSANAHAY WAXA AYSAMEEYEEN XALINTII IYO KHILAAFKII LAWADA BEELOOD XABARGIDIR IYO BIIMAAL

  2. Waa walaal shabaab kula dhashiyo wiilka gacaloowe
    Wadan kiyo dhulkay lee yihiin kula wadaagaane
    Wayaanada maxaa kuu galiyo wiilal kiristaana
    Alshabaab Ilaah waaxidiyo waynay qirayaane
    Waxyi giisa oo qura ayey kuugu wacayaane
    Walaal iyo sokee yaan nahay kuugu wacayaane
    Wayaanaha maxaa kuu galiyo wiilal kuukuuyo
    Wax layaab leh waa yahan nafluhu kama ay waafaane
    Wadeeca Allah waaniyo garsoor weheshan maayaane
    Waayeel in dheer garada iyo waaqicaa maqane
    Warmahaa gumaysigu sitiyo waraf kan duulaaya
    Wax yeeliyo dhibaa noogu sugan oo walaahiyahe
    Wilaayada Ibliis oday galaan waano marahayne
    Wacyi gaab ka iyo caamigaa weec day oo lumaye
    Nin walaalkicadawgaw lug xira waax dhan baa go,ine
    Reer keed wadaan tii gabtaan lagu waraabayne
    Weerar iyo hujuun iyomarkay xabadu wiifayso
    Waqle iyo haduu jiib dhocoo qaylo wilanayso
    Wahaabigiyo gaal xarbiya keed walaha siini
    Ruuxii an waalayn mar bay waano galay saaye
    Wadaad kii Zandiiqiyo kufrigu ways walaashadoye
    Nabaday shabaab kuu wadaan wahe nin kii diidan
    Barwaaqiyo wanaag sooma wadoo wali ibliis weeye
    Shabaab waa walaaleeye oo waaqacaa qiraye
    Washaynsiga gumaysigu watiyo garac wayaaniisa
    Wanaag kuumo wado iyo inuu wiil yar kuu kacaye
    War wuxuush tan laayiyo kufrigan idin walaaqaaya
    Habardiriyo Biyamaal waad wan siix deene
    Warmo dhiigle iyo hootadaan laysku wada laayey
    Amisom wuxuushaa jidhiyo wacal nasaaraahe
    War wax yohow xishoodoo Ilaah wayne ka xishooda
    War walaal ahaadoo kufrigan idin walaaqaaya
    Kula weecda cadawgaan shacbiga wiiqda uga gooyey
    Waanada walaal kiin maqliyo weedha nabadaynta
    Wilaayada adeeciyo xaqiyo gacalka weedhiisa

Comments are closed.