Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dilal Iyo Qaraxyo Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Dilal Iyo Qaraxyo Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Afgooye.

calamada August 15, 2019 1 min read
57

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey Saacadihii lasoo dhaafay weeraro kala duwan ka kala fuliyeen Wilaayaatka Banaadir Iyo Shabeelada Hoose.

Weerarka hore oo Dilal Toogasho ah waxey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen agagaarka Masjidka Biyo Maalow ee magaalada Muqdisho, Waxeyna Weerarkan la beegsadeen Afar askari oo ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.

Inta la xaqiijiyay Weerarkan waxaa lagu dilay Labo Askari waxaana lagu dhaawacay Labo askari kale kuwaasi oo gabi ahaantooda wada ah Maleeshiyaatka Dowladda Ridada.

Weerarka kale oo Qarax ah ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha kaasi oo lala beegsaday Goob ay ku qayyilayeen Maleeshiyaatka Dowladda Ridada, Waxaa jirta khasaara kala duwan oo maleeshiyaatka Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaasi.

Dhanka Degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada hoose waxaa qarax lala beegsaday Taliyaha Booliska ee Bartamaha degmada Afgooye ee Dowladda Federaalka iyo Askar la socotay oo isaga ilaalo u aheed.

Qaraxan ayaa sababay Dhaawaca taliyaha iyo Hal askari kuwaasi oo la xaqiijiyay iney dhaawacyadooda culusyihiin oo ay Xaaladooda aad u liidato.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Weerarkii Awdheegle.
Next: Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm 14-12-1440-Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.