Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Bishaar Asad Oo Markale Duqeeyay Deegaano Dhaca Duleedka Dimishiq.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Bishaar Asad Oo Markale Duqeeyay Deegaano Dhaca Duleedka Dimishiq.

calamada April 2, 2016 1 min read
178

suuriya duleedka dimishiqWararka ka imaanaya dalka Suuriya waxay sheegayaan inay geeriyoodeen 17 ruux oo rayid ah kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Nidaamka Nuseyriga ah ay duqeeyeen degmada Casaariif ee ku taalla duleedka magaalada Dimishiq ee Caasimadda dalkaasi.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalku ay duqeeyeen Laba Iskuul iyo Isbitaal kuyaalla degmadaasi, halkaas oo ay gabbaad ka dhiganayeen toboneeyo ruux oo rayid ah, sidoo kale waxaa duqeyntaas ku dhaawacmay labaatameeyo kale, kuwaas oo dhaawacyadooa loola cararay Isbitallada deegaankaas kuyaalla.

“ Duqeynta koowaad waxaa lala beegsaday Xarunta Caafimaad ee degmada Casaafiir, kadibna diyaaraduhu waxay garaaceen gaari kuwa gurmadka deg degga ah oo doonayay inuu soo daad gureeyo Meydadka iyo dhaawacyada, iyadoo markaas kadib diyaaradaha dagaalku ay si ba’an u duqeeyeen dhismaha Iskuul ay  Carruurtu wax ku baranayeen”. Sidaas waxaa yiri Wariye ka tirsan Wakaaladda Wararka ee Shaam.

Duqeyntan ayaa noqoneysaa tii ugu khasaaraha badaneyd ee Ciidamada Nidaamka Bashaar Al-Asad ay ka geystaan deegaannada ku hareereysan magaalada Dimshiq, tan iyo intii Maamulka Nuseyriga iyo Kooxaha Kacdoon wadayaasha ay gaareen heshiiska xabad joojinta ah.

Inkastoo labada dhinac ay gaareen heshiiska lagu sheegay xabad joojinta ayaa haddana Nidaamka Nuseyriga ah ee uu hoggaamiyo Bashaar Al-Asad waxay sii wadaan duqeymaha xagga Cirka ah iyo weerarrada xagga dhulka ah ee ay ku qaadayaan deegaannada ay ka taliyaan Kooxaha Mucaaradka Suuriya ee xiriirka la leh Dowladaha Dhawaaghiidda Carabta iyo kuwa reer galbeedka.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 23-06-1437 Hijri.
Next: Sawirro+Dhageysi: Warbixino Idaacadda Andalus Ka Diyaarsisay Xaruntii Shirkaga ee Sheekh Nuur Xuseen.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.