Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ereteria:200 Oo Askari Ayaan Itoobiya Uga Dilnay Dagaalkii Xuduudda Tsorona.
  • Allposts
  • Warar

Ereteria:200 Oo Askari Ayaan Itoobiya Uga Dilnay Dagaalkii Xuduudda Tsorona.

calamada June 16, 2016 1 min read
134

Ciidamada-Itoobiya kufaarta XabashidaXukuumadda Asmara ayaa guulo waaweyn ka sheegatay dagaallo ay lagashay ciidanka dowladda Itoobiya ee dariska la ah.

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Ereteria ayaa lagu sheegay in dagaal 12,June,2016 ka bilaawday deegaan xuduudeedka Tsorona uu sababay khasaara lixaad leh oo gaaray ciidanka Itoobiya.

Asmara waxay sheegtay in dagaalka ay lagashay ciidanka Itoobiya uu jawaab u ahaa daandaansi ka dhan ah dhulka Ereteria iyadoona Itoobiya ku eedaysay in weerar ballaaran ay dhankeeda kusoo qaadday.

Dowladda Ereteria waxay sheegtay in 200 askari Itoobiyaan ah ay ku dishay dagaalkii Tsorona islamarkaana 300 oo kale ay ka dhawaacday Itoobiya.

 Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Asmara ayaa ugu baaqday Itoobiya in ay joojiso daan daansiga haddii kale ay ciidankeedu sii wadi doonaan dagaalka.

Wasiirka warfaafinta Itoobiya ayaa laba maalmood ka hor sheegay in ciidan badan lagu dilay dagaal xuduudeedka labada dal dhaxmaray balse ma sheegin tirada rasmiga ah ee Itoobiya laga dilay.

Dhinaca kale waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa ugu baaqday labada dal ee dagaallamaya in si degdeg ah ay xabadda ku joojiyaan.

Itoobiya iyo Ereteria waxaa u dhaxeeya colaad soo jireen ah tan iyo markii Ereteria ay ku dhawaaqday in ay ka go’day Itoobiya sanaddii 1994.

Dhinaca kale xoogag hubeysan ayaa caawa fiidkii xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ku dilay mas’uul katirsanaa maamulka gobolka Banaadir.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 11-09-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 11-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.