Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo American Lagu Qarxiyay Deegaanka Bariire.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo American Lagu Qarxiyay Deegaanka Bariire.

calamada January 17, 2017 1 min read
92

American Afghanistanm555Iyadoo aroornimadii hore ee saaka si qarsoodi ah deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye ay kusoo gaareen askar isugu jirta American iyo Afrikaan ayaa waxaa isasoo taraya khasaaraha gaaladaasi lagu gaarsiiyay qaraxyo lagula beegsaday deegaankaasi.

Qaraxa kowaad waxa uu ka dhacay bar Controol oo laga gela deegaanka Bariire’waxaa qaraxaasi loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago.

Miinada ayaa gabi ahaan burburisay gaari Taw ah oo ay la socdeen saraakiil iyo askar American ah kuwaasi oo la xaqiijiyay iney ku halaagsameen qaraxaasi.

Qaraxa labaad ayaa ka dhacay bartamaha deegaanka Bariire kaasi oo lala beegsaday askar ka tirsan Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka kuwaasi oo dhac ka geysanayay deegaankaasi.

Kolanyadii ka koobneed American iyo Afrikan ee weerarka kusoo qaaday deegaanka Bariire ayaa gabi ahaan barqo nimadii maanta isaga cararay deegaanka iyagoo wata meydad iyo dhaawacyo isugu jirta American iyo Afrikan.

Deegaanka Bariire waxaa imika ku suagn oo maamulaya ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Qaraxyada Bariire.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: Sawiro Machadka Qurdubah Oo Farac Ka Furtay Magaalada Galhareeri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.