3 thoughts on “Faahfaahino Laga Helayo Dagaal Culus Oo Galgaduud Ka Dhacay.

  1. Jahanamo lagee xabashi hadii jooga laga waayey
    Jiidaha dhulkeenii haduu jalabutay naayow
    Jacayl uma an hay noo jaar walaalaahe
    Jareeriyo wanaag looma galo juurfal gaal wadaye
    Jiscina kama sokeeyoo mabixin jizyiyo baa diiye
    Jaroo laaya waa waxay rabaan jaahod gubay giiye
    Jafaaf iyo abaar waxa kadaran jaaifada gaale
    Jaroo laaya jaar iyo manihin jees walaalaahe
    Jamaahiirta shacab ku kaca hoy janaa dagan
    Jaxdi iyo wadaad been wadoo inaba jaajuusi
    Dhagba jalaq in loo siiya waa jabiyo hoog wayne
    Dhalin yaro jigaaday say iyo jeeshka diin teena
    Inaan hiiladood jirino waa tolow jawaab teene
    Jiscin kiida dira oo waryasn jeer na laga gaabis
    Jaahiisa gubay gaal la jira jiridi aan goyso
    Jarmaadiyo caraabiyo hamayn jilibku yuu laab min
    Jano iyo jareerada rabiyo jaaha nabigeena scw
    Jid kastaba halooqaado jiifsiga ilooba
    Junuud geesiyaa noo kiciyo jeesh caqiidalehe
    Sida jaaewo ceel loo horaan jeelanaa farax
    Jabaq diyo war koo daan jeclahay jaalow niman kaase
    Jaliil kay hakaal meeyo waa jeeshki tawxiid

  2. aweyhee dhalintii beesha duduble oo an ka dhashay maxan sugeynaa maan jihaadka u istaagno walalayaal ma murusadee naga geesisan waa yaabe war kaca sara wada kaca yara wada kaca

  3. Waraabaha is biirsanahayee boorka kicinaaya
    Beel caalam niman kaa la baxay ee naflaha baada
    Waa bura bogaan diyo bugiyo been warkay dhuriye
    Banad caaradiis bay taktiyo nin iyo boosh kiise
    Baalootiyo tareesaa u qoran baaniyaa ladaye
    Beebiyo dhashii kaa u sada hubiyo baaruude
    Haduu gaal is biir sado haduu boqol kun soo dhoobo
    Bada iyo hadii uu dhulkiyo samada bood boodo
    Bilyan iyo malyuuniyo haduu boqol kun soo dhoobo
    Baxnaaniyo amaan kuma helayn biiri qaatuhuye
    Banad iyo markay qori afkiis gaadho baalooto
    Inay noo bareeraan ma filin beesha caaraduye
    Baqdin iyo cabsaa jari wadnaha beena ma ahayne
    Bil markuu islaam ku u jiray burunjiyee yaane
    Bidahaa kufriyey iyo ku waa haatan baal taagan
    Labaduba bishaariyo malahan biliyo khay raade
    Inshallaahu goob lagu ba,ay bayd ku lee yiine
    Saw inaan baduug niyo ma ahan boqol u laa gaalka

Comments are closed.