Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Madaafiic Iyo Weeraro Toos Ah Oo Muqdisho Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Madaafiic Iyo Weeraro Toos Ah Oo Muqdisho Ka Dhacay.

calamada June 15, 2016 1 min read
89

Villa-Somalia1Habeenkii xalay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro culus oo isugu jira madaafiic iyo weeraro toos ah oo lala beegsaday xarumo iyo fariisimo dowlada Ridada federaalka ay ka sameystay gudaha magaalada Muqdisho.

Madaafiicda waxaa lagu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Somali’iyadoona dhawaaqa madaafiicda si aad ah looga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo toban Madfac ayaa la xaqiijiyay iney ku dhaceen gudaha iyo agagaarka madaxtooyada walow si rasmi ah aan loo xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay madaafiicdaasi.

Sidoo kale ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay weeraro saf ballaaran ah ku qaadeen fariisimo iyo isbaarooyin maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ay dhigteen qeybo ka mid ah degmooyinka Hodan’Howlwadaag’Wardhiigley iyo Dayniile.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in weerarada oo isugu jira dagaala toos ah iyo qaraxyo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen tiro askar ah oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Weeraradan ayaa kusoo aadaya xilli maalintii shalay madaxweynaha dowlada Ridada ninka lagu magacaaba Xasan Garguurte uu sababo fashil dhanka amaanka ah shaqada uga eryay taliyihii maleeshiyaatka nabadsugida dowlada federaalka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 10-aad Ee محاضرات رمضانية.
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Difaacyada Ciidamada Xabashida Itoobiya.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.