Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Guterres Oo Walaac Ka Muujiyay Ammaanka Shaqaalaha UN-ka ee Soomaaliya Kadib Weerarkii Madaafiicda ee Xerada Xalane.
  • Allposts
  • Warar

Guterres Oo Walaac Ka Muujiyay Ammaanka Shaqaalaha UN-ka ee Soomaaliya Kadib Weerarkii Madaafiicda ee Xerada Xalane.

calamada January 2, 2019 1 min read
73

Waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa walaac ka muujisay ammaanka shaqaalaheeda ka howlgala dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

War rasmi ah oo kasoo baxay Antonio Guterres oo ah xoghayaha guud ee Q.Midoobay ayuu ku sheegay in uu ka walaacsanyahay xaaladda ay ku suganyihiin shaqaalihiisa magaalada Muqdisho saacado yar uun kadib markii ay ciidamada Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen xarunta UN-ka ee kutaal gudaha xerada Xalane.
“aad baan uga walaacsanahay weerarkii khasaaraha dhaliyay ee lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho, waa weerar xadgudub ku ah xuquuqda Bani’aadamka” ayuu yiri Antonio Guterres .
Wuxuu qiray in 7 madfac lala helay xarunta UN-ka ee xerada Xalane ay ku dhaawacmeen laba shaqaale islamarkaana madaafiicdu ay burbur ugeysteen dhismaha ugu weyn ee Q.Midoobe ku leedahay Soomaaliya.
Antonio Guterres ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka in ay cadaaladda horkeenaan dagaalyahannadii Al Shabaab ee fuliyay weerarkii shalay oo sida muuqata qalqal dhanka amniga iyo siyaasadda ka abuuray Xerada Xalane iyo Villa Somalia.

 354 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shil Gaari Oo Dad Badan Ay Ku Dhinteen.
Next: Qarax Iyo Dilal Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.