Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee ka baxa idaacadda Andalus, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00Â fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso. Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka.