Barnaamijka caalamulyowm waa barnaamij maalinle ah oo lagu falanqeeyo intiisa badan arrimaha caalamka, iyadoo si gaar ahna diiradda loo saaro arrimaha Islaamka. barnaamijkan oo ka mid ah barnaamijyada ugu xiisaha badan ayaa waxa ku taxan dadwayne aad u badan oo kala socda xarumaha wilaayaadka Islaamiga ah iyo baraha internetka.
1 thought on “Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm 01-05-1438 Hijri”
Comments are closed.
Asc walaalaha calamada waa mahad santihin kherka ad ka shaqeyneysaan allaha idinka abaal mariyo mida kale wararka waxa wanagsan in sidad horay inogu so dhigi jirten inogu so gudbisan