Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah udhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.
Calamada.com
Podcast: Play in new window | Download