Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah udhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.
calamada.com
Mazha allah aad iyo asd ban ugu farax sanahay inan dhageysto idacada islaamiga ah ee Al Andalus