Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 12 Ruux Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Jarmalka.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 12 Ruux Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Jarmalka.

calamada December 20, 2016 1 min read
89

jarmalka5255Wararka ka imaanaya magaalada Barlim ee xarunta dalka Jarmalka ayaa sheegaya in Nin kaxaynayay gaari xamuul ah uu dad dalxiisayaal ah jiirsiiyay gaarigiisa suuq ku dhow Kaniisad xilligaas ay ku xoonsanaayeen dad Nasaara ah oo isku diyaarinayay dabaal degga sanadda cusub ee 2017.

Sarkaal u hadlay booliska dowlada Nasaarada Jarmalka ayaa sheegay in 12 qof ay ku dhinteen weerarka 15 kalane ay ku dhaawacmeen, xukuumadda Jarmalka waxay xaqiijisay in Ninka gaariga waday uu si ukas ah dadka ulaayay kadibna uu baxsaday.

Afhayeen u hadlay ciidamada ilaalada waddooyinka magaalada Baarliin wuxuu sheegay in gaariga halaagga gaystay uu watay taargada wadanka Boolan oo kamid ah wadamada qaaradda Yurub.
Hay’adda Sirdoonka Jarmalka ayaa warbaahinta u sheegtay in ay baarayso in weerarkan uu yahay mid ‘Argagaxiso’ oo muslimiintu ay fuliyeen in kale.

Bilihii lasoo dhaafay wadanka Jarmalka waxaa kusoo badanayay weerarada kaligii duulnimo oo ay fulinayeen dhalinyaro muslimiin ah oo ka carooday duullaanada dowladaha reergalbeedka ay ku qaadeen wadamada caalamka islaamka gaar ahaan Afrikada dhexe,Ciraaq iyo Suuriya.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Safiirkii Ruushka Ee Dalka Turkiga Oo La Toogtay.
Next: Dad Somali Ah Oo Lagu Weeraray Dalka Switzerland.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.