Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Kummuu Ahaa Cumar Cilmi Dixood?(Maqal).
  • Allposts
  • Warar

Kummuu Ahaa Cumar Cilmi Dixood?(Maqal).

calamada April 5, 2016 1 min read
104

dixood-400x260-300x195Cumar Cilmi dixood wuxuu ahaa nin kirishtaan ah ha yeeshee dhalashadiisu soomaali tahay waxaanuu ka tirsanaa Maamulka Soomaaliland asigoo ku magacaawnaa la taliyaha madaxweyne Axmed Siilaanyo ee dhanka Ictiraaf raaadinta.

Intii aanuu siilaanyo xilka qaban marbuu cumar ahaa ergayga Ictiraaf raadinta ee Somaliland hadana shaqadu uu yahay waxay ahayd isla middaas laakiin la taliye umbaa loo bedelay.

Axmed Siilaanyo iyo maamulkiisa ayaa wax aas qaran loogu yeero u sameeyay Cumar Cilmi dixood oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada hargeysa,

Midka mid ah bulshada ku dhaqan hargeysa oo u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in ay ku faraxsan yihiin dhimashadiisa maadaama uu ku howlanaa in uu dadka gaaleysiiyo.

Siyaasiga Saalax Nuux Ismaaciil (saalax bad baado) oo u waramay asiguna Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa tilmaamaya in uu cumar aqoon u lahaa uuna ahaa nin kirishtaanimada ku adag.

Saalax sidoo kale waxa uu ka waramay dad badan oo waqtigii gumeysiga la gaaleysiiyay iyo in ay iminka jiraan siyaasiyiin kale oo kirishtaan ah oo soomaali ah.

Dhageyso Wuxuu Aaminsanaa Dr Cumar cilmi dixood.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Difaacyada Ciidamada AMISOM.
Next: Xildhibaan Muxamed Cali Diheeya Oo Muqdisho Lagu Weeraray.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.