Maamulka Ashahaado la dirirka Puntland ayaa bandow xilliga habeenkii ah kusoo rogay magaalada Boosaaso oo ah xarunta gobalka Waqooyi Bari ee dalka Somali.
Saraakiil u hadashay maamulka Puntland ayaa sheegay in gabi ahaan xilliga habeenkii aan la ogaleen wax dhaqaaq dadka’gaadiidka iyo ganacsiga guud ahaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Boosaaso.
Sidoo kale maamulka Puntland ayaa gabi ahaan dadka Muslimiinta ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ka hor’istaagay in xilliga habeenkii salaadaha Magribka’Cishaha iyo salaada Fajriga ku dukadaan masaajida magaaladaasi.
Bandowgaan ayaa imaanaya xilli wax ka yar labo todobaad maamulka gaala raaca Puntland gudaha magaalada Boosaaso looga dilay saddex saraakiil oo muhiim u ah maamulkaasi’waxaa u dambeeyay xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada maamulka Puntland oo shalay Shabaabul Mujaahidiin ku dileen bartamaha magaalada Boosaaso.
Calamada.com