Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

calamada May 5, 2016 1 min read
136

kismaayo eleboorkaggSaacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey tiro madaafiic ah ku garaaceen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Tiro madaafiic ah ayaa la xaqiijiyay iney gudaha u galeen garoonka oo difaacyo iyo saldhigyo ay ka sameysteen ciidamada Nasaarada Kenya oo qeyb ka ah shisheeyaha kusoo duulay Konfurta iyo bartamaha dalka Somali.

Dhawaaqa madaafiicda ayaa si aad ah looga maqlayay xaafadaha magaalada Kismaayo iyo qeybo ka mid ah duleedka magaalada walow si rasmi ah aan loo xaqiijin karin khasaaraha ciidamada Kenya kasoo gaartay duqeyntaasi.

Sidoo kale ciidamada Kufaarta Kenya ayaa dhankooda madaafiic jawaab ah waxey ku garaaceen deegaanada howdka ah ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo mana jirta wax dad iyo xoola ah oo waxyeela ay kasoo gaartay madaafiicda Kufaarta Kenya.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si xiriir ah madaafiic ugu garaaca saldhigyada shisheeyaha’iyadoona dhawaan ay aheed markii ciidamada Xarakada Alshabaab madaafiic ku garaaceen xerada Xalane oo ah saldhiga ugu weyn Kufaarta Afrikaanta kaasi oo ku dhex yaala garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 28-07-1437 Hijri.
Next: Mujaahidiinta YEMEN Oo Fariin Adag U Diray Dowladaha Isbaheysiga Iyo Maleeshiyaatka La Shaqeeya.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.