Guutada Madaafiiicda Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa tiro Madaafiic ah ku garaacay safaaradda Dowladda Saliibiyadda Mareykanka ay ka furatay magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afghanistan.
Dhawaaqa jugta madaafiicda ayaa si aad ah looga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaalada Kaabul iyadoona madaafiicda ay ku dhaceen gudaha Safaaradda iyo xarun saldhig u ah ciidamada sida gaarka u qaabilsan amniga Safaaradda Mareykanka.
Madaafiicdan ayaa sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo wajahday Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan.
Duqeynta ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay la beegsadeen Safaaradda Saliibiyiinta Mareykanka ee magaalada Kaabul ayaa kusoo aadeysa xilli saacadihii lasoo dhaafay weerar khasaara lagu gaarsiiyay Saliibiyiinta Mareykanka uu ka dhacay Waqooyga dalka Afghansiatan.
Weerar qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ka fuliyeen deegaanka Baazaar oo ka tirsan Wilaayada Faryab ee Waqooyga Afghanistan waxey la beegsadeen kolanyo isugu jirta Saliibiyiinta Mareykanka iyo maleeshiyaatka maamulka Ridada Kaabul.
Saddex gaari oo ah noocyada gaashaaman oo ay waten kolanyada la beegsaday ayey ciidamada Mujaahidiinta howlgalkaasi ku burburiyeen waxaana gaadiidkaasi burburay mid ka mid ah la socday askarta Saliibiyiinta Mareykanka kuwaasi oo iyaguna baqti iyo dhaawac goobta ku noqday.
329 total views, 2 views today