Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaat Liyuu Boolis Ah Oo Isku Dhiibay Xoogaga Kacdoonka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaat Liyuu Boolis Ah Oo Isku Dhiibay Xoogaga Kacdoonka Itoobiya.

calamada January 1, 2017 1 min read
72

mudaarahaadka ItoobiyaWararka laga helayo dhulka Somaligalbeed ee ku jira gacanta gumeysiga maamulka Tigreega Itoobiya ayaa sheegaya in 24 Askari oo ka tirsanaa maleeshiyada Ridada Liyuu Boolis ee daacada u ah dowlada Xabashida Itoobiya ay isku dhiibeen xoogaga kacdoonka dalkaasi.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegeen ciidamada ka goostay dowladda Itoobiya ay iska dhiibeen Dahnaq oo ka tirsan dhulka Somaligalbeed.

Xoogaga Xureynta Somaligalbeed waxay sheegeen in ciidanka isku dhiibay ay hubka kala wareegeen islamarkaana ay si wanaagsan ula dhaqmeen oo ay meel ammaan ah ku suganyihiin.

dhanka kale magaalada Gambeella ee galbeedka Itoobiya dhacda ayaa lagasoo sheegayaa in kacdoonno ka dhan ah xukuumadda ay ka bilaawdeen, mucaaradka ku kacsan xukuumadda Addis Ababa ayaa sheegay in tobaneeyo guri ay ku gubteen rabshadaha ka socda magaalada Gambeela.

Isgaarsiinta Taleefanada iyo khadka Internetka ayay jareen melleteriga Itoobiya waxaana lasoo sheegayaa tacadiyo ka dhan ah dibad baxayaasha oo ay ciidanku geysanayaan.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Turkiga.
Next: Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Degmada Buuhoodle.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.