Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Moses Wetangula Oo Ku Baaqay In Ciidamada Kenya Si Deg Deg Ah Looga Soo Saaro Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Moses Wetangula Oo Ku Baaqay In Ciidamada Kenya Si Deg Deg Ah Looga Soo Saaro Soomaaliya.

calamada January 24, 2019 2 min read
60

Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda dalka Kenya Moses Wetangula hadana ah hoggaamiyaha Xizbiga lagu magacaabo “Ford Kenya” oo ka mid ah Xizbiyada Mucaaradka ee ka dhisan dalka Kenya ee sida weyn kaga soo horjeeda Xukumadda uu madaxda ka yahay Uhuru Kenyatta ayaa mar kale ku celiyay in loo baahan yahay in dowladda Kenya ay hada jirta ay in ay dib u soo celiyaan Ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya.

Isagoo wareysi siinayay Warbaahinta ayuu sheegay Wetangula in muhiimadda Ciidamada Kenya ay u galeen soomaaliya ay aheyd in ay la wareegaan gobalada Jubbooyinka iyo Gedo si ay halkaasi uga ilaaliyaan Amniga dalka Kenya balse hadda aysan muuqan sabab ay Ciidan Keyna ugu sii sugnaadaan Soomaaliya .
Wetangula ayaa soo noqday Wasiirkii Arrimha Dibadda Kenya xiligii ay ciidamada Kenyaatiga kusoo duulayeen dalka Soomaaliya bishii October Sanadkii 2011-ka .
Hogaamiyahan ka mid ah Mucaaradka dalka Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya loo arko in ay yihiin ciidan Gumeysi ah , isagoona sheegay in looga baahanyahay dowladda Kenya in ay si deg deg ah ay u soo celiso ciidankeeda xoogga ku jooga Soomaaliya.
Waxaa uu intaasi ku daray in xukumadda hadda jirta looga fadhiyo in ay la timaado tallaabooyin lagu xallinayo amni darida kajirta gudaha dalka Kenya iyo mandiqadda .
Wetangula ayaa walaac daran ka muujiyay weerarada ku sii kordhaya gudaha dalka Kenya kuwaasi oo ay fulinayaan dagaalyahanada Xarakada Al Shabaab, weeradaas oo lagu dilay Askar Kenyaati ah iyo dad reergalbeed ah oo gudaha wadankaasi usoo tamashle tagay.
Waxaa uu Yiri wetangula ” waxa ugu weyn ee aan ka walaacsanahay waxay tahay in dagaalyahannada weerada ka geysta Kenya in ay yihiin dhalinyaro muslimiin ah kuwaasi oo ku biiray Xarakada Al Shabaab .
Moses wetangula ayaa eedeeyn culus u jeediyay Dowlada Kenya ee uu madaxda ka yahay Uhuru Kenytta, isagoona si gooni ah weerar ugu qaaday hayadaha garsoonka iyo laamaha Amniga ee dalka Kenya oo uu ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada Amni darrida iyo weerarada ku sii kordhaya gudaha dalka Kenya .
Hadalka ka soo yeeray qaar ka mid ah madaxda xisbiyada Mucaaradaka dalka Kenya ee ku aadan in ciidanka Kenya laga soo saaro Soomaaliya ayaanan aheyn kii ugu horreeyay iyadoona xisbiyada mucaaradka ee ugu waa weyn dalka Kenya iyo shacabka Kenya ay horay ugu baaqeen arrintaani
.
Balse hadlkaan ayaa ku soo aadaya xilli dhagaha Shacabka Kenya iyo dowladooda ay wali kasii guuxayaan weerarkii Al Shabaab todobaad ka hor ay ku qaadeen dhismaha 14 Riversida ee ku taallo xaafada Westland ee magaalada Nairobi halkaasi oo lagu dilay in ka badan 50 Kenyaan iyo reergalbeed ah oo isugu jiray Mareykan,ingiriis, Australia, iyo wadamo kale.

 452 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Lagu Dilay Muqdisho Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda.
Next: Askar Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Hiiraan.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.