Qaraxyo iyo dagaallo toos ah oo lala beegsaday maleeshiyaatka Dowladda Ridada ayaa ka kala dhacay gooba kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho
Weerardan ayaa ka kala dhacay degmooyinka Boondheere Wardhiigley Dayniile iyo Yaaqshiid oo ka wada tirsan Wilaayada Banaadir.
Weerarka hore oo dagaal toos ah ayeey ciidamada Mujaahidiinta ku qaaday fariisin iyo isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen agagaarka daaraha Ceymiska ee degmada Yaaqshiid waxaana halkaasi ka dhacay dagaal khasaara lagu gaarsiiyay Murtadiinta.
Weerarka Laabd ayaa ka dhacay degmada Dayniile waana qarax culus oo lala beegsaday sarkaal ka tirsan Kooxda Ridada Somalia qaraxan waxaa ku baqtiyay sarkaalka iyo askari ilaalo u ahaa.
Degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley qeybo ka mid ah waxaa iyaguna ka dhacay qaraxyo lala beegsaday Murtadiinta kuwaasi oo sidoo kale sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo Murtadiinta soo gaartay.
554 total views, 2 views today