Wararka laga helayo magaalada Bosaaso ee xarunta Wilaayada Bari waxey sheegayaan in gudaha magaaladaasi ay ka dhaceen qaraxyo dhowr ah.
Qaraxan waxaa lala beegsaday xarunta Bankiga dhexe ee maamulka gaala raaca Puntland uu ka sameystay magaalada iyadoo dhawaaqa qaraxyada si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee Boosaaso.
Goob-joogayaal waxey sheegeen in qaraxyadaasi ay geysteen khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo wajahday maleeshiyaatka Puntland ee ilaalada ka ah xaruntaasi.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa muddooyinkii dambe sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah maamulka Puntland oo ka mid ah maamul gobaleedyada gaala raacyada ah ee Kufaarta ay sameysteen guaha dalka Somalia.
Calamada.com
508 total views, 2 views today