Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Ka Kala Dhacay Bartamaha Iyo Konfurta Dalka Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Ka Kala Dhacay Bartamaha Iyo Konfurta Dalka Somalia.

calamada June 28, 2019 1 min read
81

Qaraxyo lala beegsaday Ciidamada Xabashida Itoobiya iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa ka kala dhacay  Baay iyo Hiiraan oo kala dhaca Bartamaha iyo Konfurta Dalka Somalia.

Dhanka Baay waxa uu qarax culus ka dhacay gudaha Degmada Diinsoor oo ka mid ah Goobaha Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Baay iyo Bakool.

Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay goob ay fadhiyeen Maleeshiyaatka Maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Konfur Galbeed, Waxaa Qaraxaasi ku dhintay Labo askari Tiro kalane weey ku dhaawacmeen.

Dhanka Wilaayada Hiiraan waxa uu qarax culus ka dhacay Deegaanka Halgan oo ay duulaan ku joogaan Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya, Iyadoo dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay Xaafadaha kala duwan ee deegaanka iyo duleedkiisa.

Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay Agagaarka Saldhiga Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen deegaanka, Waxaana qaraxa lala beegsaday Askarta Itoobiyaan ah oo doonayay iney gudaha u galaan deegaanka Halgan.

Dadka Deegaanka waxey xaqiijiyeen in qaraxaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay Askarta Itoobiya, Waxa uu qaraxan kusoo aadayaa xilli Maalmo ka hor Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weeraro kala duwan ay ku qaadeen Xabashida Itoobiya ee xooga ku joogta Deegaanka Halgan ee Wilaayada Hiiraan.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso: Beesha Cabdalla Caroone Iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe Oo Heshiis Muhiim Ah Gaaray.
Next: Jeneraal Abraha Oo Cudurka Kansarka U Baqtiyay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.