Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Safaarada Mareykanka Ee Dalka Turkiga Oo Albaabada La Isugu Laabay.
  • Allposts
  • Warar

Safaarada Mareykanka Ee Dalka Turkiga Oo Albaabada La Isugu Laabay.

calamada December 20, 2016 1 min read
104

safaarada-mareykanka-ee-turkiSafaaradda dowlada Nasaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga ayaa maanta albaabada la isugu laabay ka dib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday safaaradda.

Si rasmi ah looma xaqiijin inta uu socday weerarka lagu qaaday safaaradda iyo inta uu la egyahay khasaaraha nafeet iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay weerarkaasi.

Booliska Turkiga ayaa sheegay in nin hubeysan oo ilaa hadda aan heybtiisa la garan uu rasaas oodda kaga qaaday dhismaha Safaaradda, basle Boolisku waxey sheegeen wax khasaare ah in aysan geysan rasaastaasi.

Masuuliyiinta Safaaradda Mareykanka oo la argagaxay weerarka ayaa shaaciyay in ay xireen safaaradda ilaa amar danbe, waxaana sidoo kale albaabada la isugu laabay qunsuliyaddii Mareykanka ee magaalooyinka Istanbul iyo Addana ee isla dalka Turkiga.

Weerarkan lagu qaaday safaaradda Turkiga ayaa imaanaya saacado ka dib dil isla magaalada Ankara xalay loogu geystay safiirkii Ruushka ee Turkiga kaas oo muuqaalladiisa laga daawaday Adduunka iyadoo dhowr xabadood lala dhacayo, halka ninkii dilay isagana ay toogteen Ciidamada Ammaanka.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 27-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid.
Next: Qarax Ka Dhacay Duleeka Magaalada Mandheera.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.