Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Safiirkii Ruushka Ee Dalka Turkiga Oo La Toogtay.
  • Allposts
  • Warar

Safiirkii Ruushka Ee Dalka Turkiga Oo La Toogtay.

calamada December 19, 2016 1 min read
99

safiirka-ruushkaWararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay safiirkii dowlada Kaafirada Ruushka u joogay dalkaasi gaar ahaan caasimada Ankara.

Andariyah Kaarlof  oo ah safiirka Ruushka u jooga dalka Turkiga ayaa la toogtay xilli goob uu ka hadlayay’waxaa toogtay ruux biskoolad ku hubeysan.

Warbaahinada caalamka ayaa baahiyay sawirka ruuxa toogashada u geystay gaalka dowlada Ruushka u joogay magaalada Ankarah ee xarunta dalka Turkiga.

Ruuxa dilka geystay oo lagu magacaabi jiray Mowliid Dhandhaas oo 22 jir ah ayaa ku dhawaaqayay ereyo badan oo diini ah sida Allaahu Akbar’waxaan u gargaareynaa nabi Muxamed SCW’waxa uu sidoo kale ku dhawaaqayay ma iloobeyna xasuuqa ka socda Xalab iyo guud ahaan Suuriya.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Andareey kaarloof safiirkii Ruushka ee Turkiga illaa iyo 7 xabadood lagala helay qeybaha sare ee jirka kadibna uu bakhtiyay, wakaaladda wararka Ruushka oo soo xiganaysa mus’uuliyiin ayaa sheegtay in weerarkii lagu dilay safiirka uu ahaa ‘ Weerar Argagaxiso’.

Halkan Hoose Ka Daawo Ruuxa Dilka Safiirka Geystay.

ruuxa-dilka-geystay

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 26-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid.
Next: Inka Badan 12 Ruux Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Jarmalka.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.