Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Saldhiga Ugu Weyn Ciidamada Mareykanka Ee Dalka Afghanistan Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Saldhiga Ugu Weyn Ciidamada Mareykanka Ee Dalka Afghanistan Oo La Duqeeyay.

calamada January 2, 2017 1 min read
68

bagaramWararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay tiro madaafiic ah lagu garaacay saldhiga Bagaram oo ah saldhiga ugu weyn ciidamada Nasaarada Mareykanka ee ku duulay dalka Afghanistan ay ka sameysteen gudaha dalkaasi.

Sladhiga Milatariga Cirka ee Bagaram waxa uu ku yaalaa duleedka magaalada Kaabul ee gobalka Kaabul’waxaa saldhigaasi xarun ka sameysteen ciidamada Nasaarada Mareykanka kuwaasi oo dalkaasi Afghanistan ku duulay 16 sano ka hor.

Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid afhayeenka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa qoraal uu soo saaray ku xaqiijiyay in guutada madaafiicda ciidamada Mujaahidiinta ee Imaarada ay dhowr madfac ku garaaceen saldhigaasi.

Afhayeenka ayaa intaasi raaciyay iney jiraan khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo Nasaarada Mareykanka lagu gaarsiiyay madaafiicdaasi lagu garaacay saldhiga Bagaram.

Halkan Ka Akhriso Qoraalka Sheekh Dabiixullaahi.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sarkaal Ka Tirsanaay Maamulka Axmed Madoobe Oo Goob Fagaara Ah Lagu Toogtay.
Next: Dhageyso Shariif Sheekh Axmed Oo Qiray Inuu Xasan Garguurte Xatooya Sameeyay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.