Maamulka Islaamiga Magaalada Ceelbuur ee wilaayada Islaamiga ah Galgaduud ayaa raashiin kala duwan u qeybiyay boqolaal qoys oo dib ugu laabtay magaalada Ceelbuur oo dhowr todobaad ka hor ay isaga carareen ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya.
Raashiinkan oo ka kooban noocyo kala duwan ayaa la gadoonsiiyay inka badan Saddex Boqol oo qoys oo kuwaasi oo degan dibna ugu laabtay magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Raashiinka Laga Qeybiyay Magaalada Ceelbuur.
Calamada.com
Alaahu Akbar
Sawirka shanaad ufiirsada mujaahidka qoriga ak47ka wata sida uu u salaamaayo ninka odeygaa ee macawista gaduudan wata, waa sawir qiiro leh sida mujaahidiintaa eey dadkooda ugu naxariistaan,Halka murtadiinta xabad ku furaan dadka tabaaleysan kadibna ka qaataan waxeey heystaan Guul SHABAABULMUJAAHIDIIN
ASC
Halkaan waa in aan uga mahadceliyo labada Beelood ee daga magaalada Ceelbuur ee Murarsade iyo Maxamuud Hiraaab sida eey cadowga isaga celiyeen.
Qabyaalad igama aha aniga waxaan ka soo jeedaa magaalada BURCO oo kooxo murtdiina heystaan laakiin waa in aan amaano waa geesiyaal mujaahidiina