Idaacadda islaamiga andalus ayaa booqasho ku gaartay todobaadkan magaalada Ceeldheer oo kamid ah dhulka lagu maamulo shareecada islaamka ee wilaayada Galgaduud.
Sidoo kale idaacada ayaa booqatay xeebta magaaladasi oo ay ka faa’ideystaan dad badan oo muslimiin kalluumeysato ah.
Barnaamijka xiisaha badan ee Booqashada Andalus oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa idaacada islaamiga andalus todobaadkan waxaan idinkugu soo gudbin doona booqashada xeebta magaalada Ceeldheer.
Halkan Ka Dhageyso Booqashada Andalus Iyo Xeebta Magaalada Ceeldheer.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Booqashada Xeebta Ceeldheer.
Maansha allaaah…….. dhul waa dhul kaaga hooyo….