Wariyayaal ka tirsan Idaacadda Andalus ayaa dhawaan safar waxay ku tageen Degmada Jannaale ee wilaayada Shabeelaha Hoose oo sannad ka hor laga xoreeyay ciidamada Kuffaarta Afrikaanta.
Wilaayada shabeelaha hoose ayaa degmadaasi ka wada howlo culus oo isugu jira hagaajinta suuqyada magaalada iyo dhinaca beeraha oo loo samaynayo kannaalo waawayn.
Hadaba fiirso sawirrada ay soo qaadeen Wariyayaasha Andalus.