Sawirro: Maraykanka Oo Afar Qof Oo Shacab Ah Ku Dilay Jannaale.

Gelinkii dambe ee maalintii shalay diyaaradaha Maraykanka ayaa duqeyn ku dilay afar qof oo shacab ah, kuwaas oo ku safrayay gaari nooca Homeyda ah.

Wariyaal katirsan idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa gaaray goobta ay duqeynta ka dhacday, waxayna kasoo qaadeen sawirro argagax badan oo muujinaya dadkii duqeynta ku dhintay iyo gaarigii ay ku safrayeen oo si adag u bur buray.

Halkan Ka Daawo Sawirrada Shacabka La Duqeeyay.

Comments are closed.